Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa booqday Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee kala qaybiya Magaalooyinka Beled Xaawo.
Waxa  uu sigaar ah Madaxweyne Axmed Madoobe u booqday  Mandheera sidoo kale Madaxweynahu wuxuu tagay halka ay Dowlada Kenya ka dhisayso darbiga mudooyinkii lasoo dhaafay uu muranku ka taagnaa.
Axmed Madoobe ayaa amalmihii la soo dhaafay waxa uu booqasho ku kala bixiyay deegaano iyo degmooyinka ka tirsan gobolka gedo, iyada oo inta uu ku jiray booqashadiisa ay weeraro ka dhaceen gobolka Gedo.
Hoos Ka Daawo Sawirrada