Waaberigii hore ee saakayto ayaa la sheegay inay 2 qof oo mid ka mid  ahaa Sarkaal Milliteri  laga helay Badda Jaallaha, sida ay baahisay Wakaalladda wraraka u faafisa Koonfurta Kuurya ee YONHAP.
Milliteriga dalka Koonfurta Kuurya waxay sheegeen in labadaasi qof lagu qabtay Xuduud Baddeedka Labada Kuurya, waxayna muujiyeen Rabitaankooda ku aadan inay u so obaxsaan Koonfurta Kuurya.
Basxadkooda waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay Dowladad Waqooyiga Kuurya ka gaabsatay inay oggolaadaan Lisika Suxufiyiinta dalka Koonfurta Kuurya ee goobjooga ka ahaan lahaa xiritaanka Goobta lagu tijaabiyo Nukliyeerka Waqooyiga Kuurya.