Ganacsatadaan la xir xiray  ayaa lagu eedeeyay dagaalo inay huriyeen iyo  colaado badan ka inay ka qeyb-qaateen
Nimankaan la xiray xiray ayaa sidoo kale madaxweynaha dalkaasi 2011 –kii kacdoonka lagaga soo horjeeday ee Zene el Abidine ka soo muuqday dhowr meelood oo kala duwan
Danbiyo  dagaal iyo musuq-maasuq aad dalka ka gasho waa isku mid sidaasi waxaa saxaafadda Tunisia u sheegay ra,iisul wasaaraha youssef chahed,
Wadanku wuxuu galay waqti la kala ogaado ninka qaranka daacada u ah iyo raga isku daya inay shacabka maran habaabiyaan  ayuu sii raaciyay mr youseef chahed,
Ganacsatadaan la xiray ayaa kala ah chafek jarraya yassine chenoufi iyo taliye sare ridha ayeri danbiyada lagu xiray ayaa sidoo kale ku jira kiis ay galeen sanadkii 2015,
Dad badan ayaa isugu soo baxay magaalada kuwaasoo ka careysan ragaan la xiray kuwaasoo erayo ka dhan ah dowladda boorar ku soo qortay
Wadanka Tunisia ayaana ka mid ah wadamo carbeed oo kacdoon sameeyay kuwaasoo ku guuleystay inay iska hor wareejiyaan madax kursi mudo dheer ku fadhiday