Rw Yuhuudda, Benjimiin Netayaahu waxa uu sheegay inay Tallaabo Milliteri ka qaadi doonaan Iiraan, haddii ay xiraan Gacan-biyoodka Baabul-mandab ee isku xira Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.
Waxa kale oo uu shegay inay Ciiddamo u soo daabuli doonaan, haddii ay Iiraan xanibaad ku samayso Badda Cas.
Hadalkaasi ayaa waxa uu so obaxay, kadib, markii ay Iiraan ku hanjabtay inay xiri doonto Gacanka Baabul-mandab, haddii ay Maraykanka xanibaan Shidaalka ay Iiraan u dhoofiyo dalalka Caalamka.