Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre oo ka hadlayey xaaladaha u baahan wax ka qabashada dalka ayaa sheegay in madaxda dowladda kaliya aysan ku filneyn arrimaha u baahan wax ka qabashada xaaladaha ka jira dalka ee loo baahanyahay kaalinta shacabka.
Ra’isul wasaare Kheyre ayaa ugu baaqay qofkastaa oo Soomaaliyeed inuu ka shaqeeyo dib u dhiska dalka, islamarkaana uu taageero dowladda, si loo gaarsiiyo dadka iyo dalka Hormar.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.