Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa shalay galab xilliga Mareykanka ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York khudbad dheer oo uu kaga hadlay xaalada Soomaaliya.
Ra’isulwasaare Kheyrre ayaa beesha caalamka ka dalbaday in dalkiisa laga qaado xayiraadda saaran ee dhinaca hubka ah.
Sioo kale ra’iisul Wasaaraha ayaa ku dheeraaday horumarka la gaaray bilihii u dambeysay iyo caqabadaha heesta dowladda Federaalka Soomaaliya.
Goordhow la socda Codka Ra’iisul Wasaaraha.