Wasaaradda Waxbarshada ayaa si hordhac ah Galabta u shaacisay Natiijada imtixaankii Dugsiyada sare ee ay qaaday laakiin wali si toos ah looma soo bandhigin Magacyada oo dhan marka laga reebo tobanka ardey ee ugu horeysa.
Haddaba Radio Dalsan waxa uu idinla wadaagayaa 100-ka ardey ee ugu horeysa Imtixaankii Qaran ee sanad dugsiyeedka 2016/2017.
Hoos ka akhri liiska sidoo kale filo goor dhaw liiska intiisa kale.