• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, January 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Qoor-Qoor oo waan-waan ka ka dhex sameeyay Saadiq John iyo dowladda

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 15, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Magaalada Muqdisho ayaa saaka degan, kaddib markii xalay laga dareemay xiisad colaadeed, iyadoo laga cabsi qabay dagaal dhexmara ciidamo taabacsan taliyihii hore ee booliska gobolka Banaadir Saadiq Cumar Maxamed (John) iyo Ciidamada dowladda Federaalka.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa waan-waan ka billaabay dhinacyada Saadiq John iyo xubnaha sare ee dowladda Federaalka, waxaa ilo ku dhow madaxweyne Qoor-Qoor ayaa warbaahinta u xaqiijiyeen in labada dhinac ay ka aqbaleen dejinta xiisadda.

Ilo ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in taliyihii hore lagu qanciyay inuu dib ugu soo laabto hoygii uu deganaa, lana siiyay damaanad la xiriirta ammaankiisa.

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasadda iyo ammaanka gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in xaaladda magaalada Muqdisho ay deggan tahay, isla markaana uu madaxweynaha Galmudug uga mahadcelinaya baajinta arrin uu ugu yeeray “Fowdo Siyaasadeed”.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Talaadadii dhammaan darajooyinkii ciidan ka xayuubiyay taliyihii hore booliska gobolka Banaadir Sarreeye Guuto Saadiq John, kaddiib markii uu Isniintii ka soo horjeestay muddo kororsigii Baarlamaanka, isagoo ugu baaqay in madaxda dowladda inay dib ugu laabtaan shirka Afisyooni.

Saacado kaddib hadalkaas, ayaa taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Mxamed Xijaar waxa uu sheegay inuu xilka ka qaaday Saadiq John, uuna ku deddalay Gaashaanle Dhexe Farxaan Maxamed Aadan oo loo yaqaan “Farxaan Qaroole”.

Previous Post

Ciidanka xoogga dalka oo dhaq dhaqaaq ka wada gobolka Mudug

Next Post

Ra’iisul-wasaarihii hore ee dalka Turkiga oo geeriyooday

Next Post

Ra’iisul-wasaarihii hore ee dalka Turkiga oo geeriyooday

ADVERTISEMENT
Dagaal mar kale dhex-maray ciidamada Puntland, iyo Daacish

Dagaal mar kale dhex-maray ciidamada Puntland, iyo Daacish

by Dalsan Editor
January 13, 2025
0

Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaal xooggan u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ururka Daacish ay ku dileen in ka badan...

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq

by Dalsan Editor
January 13, 2025
0

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga,...

UN Agencies and SoDMA Collaborate for Improved Disaster Management in Somalia

UN Agencies and SoDMA Collaborate for Improved Disaster Management in Somalia

by Dalsan Editor
January 13, 2025
0

A pivotal meeting aimed at advancing humanitarian efforts in Somalia took place recently, co-chaired by Commissioner Mahamuud Moallim and Deputy...

Somalia Offers $30,000 Reward for Information Leading to Capture of Al-Shabaab Bomb Expert

Somalia Offers $30,000 Reward for Information Leading to Capture of Al-Shabaab Bomb Expert

by Dalsan Editor
January 13, 2025
0

The National Intelligence and Security Agency (NISA) of Somalia has announced a reward of $30,000 for information leading to the...

Dagaal mar kale dhex-maray ciidamada Puntland, iyo Daacish
Warar

Dagaal mar kale dhex-maray ciidamada Puntland, iyo Daacish

January 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq
Warar

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq

January 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
UN Agencies and SoDMA Collaborate for Improved Disaster Management in Somalia
English News

UN Agencies and SoDMA Collaborate for Improved Disaster Management in Somalia

January 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Offers $30,000 Reward for Information Leading to Capture of Al-Shabaab Bomb Expert
English News

Somalia Offers $30,000 Reward for Information Leading to Capture of Al-Shabaab Bomb Expert

January 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Hassan Sheikh Mohamud Concludes Official Visit to Addis Ababa, Strengthening Bilateral Relations with Ethiopia
English News

President Hassan Sheikh Mohamud Concludes Official Visit to Addis Ababa, Strengthening Bilateral Relations with Ethiopia

January 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somaliland Minister of Justice Meets with UN Agencies to Discuss Justice Sector Reforms and 100-Day Plan
English News

Somaliland Minister of Justice Meets with UN Agencies to Discuss Justice Sector Reforms and 100-Day Plan

January 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • BLOGS
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Caweyska
  • Dhaqaalaha
  • Diini
  • Dooda Jimcaha
  • Editorial
  • Elections 2016
  • English News
  • Featured
  • Features
  • Madasha Barbaarta
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Somali News
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • wax soo saarka Dalka
  • Waxbarashada & Dhalinyarada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA
  • zahra

Recent Posts

  • Dagaal mar kale dhex-maray ciidamada Puntland, iyo Daacish
  • Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq
  • UN Agencies and SoDMA Collaborate for Improved Disaster Management in Somalia
  • Somalia Offers $30,000 Reward for Information Leading to Capture of Al-Shabaab Bomb Expert

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00