Xafiuiska QM ugu qaabilsan Isku-xirka Hawlaha Samafalka ee OCHA ayaa sheegay in ku-dhawaad 536,000 00 qof ka barakaceen Guryahooda tan iyo bishii November ee snndkii hore, kadib, markii Abaro ku dhufteen qeybo ka mid ah Somlia.
OCHA waxay tilmaamtay in ku-dhawaad 70,000 qof oo Sopomaali ah yimaadeen Baydhabo, iyadoo ku-dhawaad 72,000 kale soo gaareen Muqdisho bishii la soo dhaafay ee March oo keliya, si ay u helaan cunto iyo biyo.
Warbixinta oo looga hadlay Xaalladda Abaarta ee Somalia waxaa kale oo lagu muujiyey inuu jiuro Bara-kac Baahsan, iyadoo ay Cuddurdd sii faafayan, taasi oo keentay dhibaatada haysata ddk iyo geerida.
Dhinaca kale, HayΓ’β¬β’adda OCHA wxay kaloo sheegty inau ugu yaraan 2,000 00 qof oo ka barakacay Abaaraha Somalia gaareen Xerdda Dhadhaab muddadii u dhexeysay bishii Decemebr 1-dii ee sannadkii hore ilaa bishii March ee sannadkan, sida laga so oxigtay HayΓ’β¬β’adda Qaxotiga Adduunka ee UNHCR.
ΓΒ©Radio Dalsan