Gudoomiye Waaxeed ka tirsan Maamulka Degmada Dharkenley ayaa ku dhaawacmay Qarax loogu xiray gaarigii uu watay oo kula qarxay Magaalada Muqdisho.
Gudoomiyaha dhaawacmay ayaa Magaciisa lagu sheegay Maxamed Cabdullahi Lugey waxana imminka la dhigay Cusbitaal ku yaala Muqdisho.
Waxa ku soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.