Maamul Goboleedka Puntland iyo Dowladda Federaalka ah e Soomaaliya ayaa heshiis ka gaaray qaar ka mid ah Qodobadii ay isku khilaafsanaayeen, waxaana xal laga gaaray qodob ka mid ah dhowr qodob oo ay labad dhinac si weyn isagu hayaan.
Puntland iyo Dowladda Soomaaliya ayaa ka heshiiyay arrinta waxbaarshada oo ahaa qodob ka mdi ah waxyabaha maamulkaasi iyo Dwoladda dhexe isku khilaafeen, waxaana lagu heshiiyey in ardayda Puntland ay Dowladda Federaalka  siiso shahaadada dugsiga sare.
Hoos ka aqrsio War-saxaafadeedka