Wargeyska Khaliij Times ee Magaalada Dubai kasoo baxa ayaa shaaciyay in Shirkadda diyaaradaha ee Emirate Airlines ay shuruudo hor leh ku xirtay ...
Ugu yaraan toddoba qof ayaa ku dhimatay 50 kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii uu qarax ka dhacay iskuul diinta ...
Waxaa Goordhow Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb ka degay wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoowey u ...
Ciidamada Badda PMPF ee Maamulka Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka sameeyay xeebaha deegaano dhowr ah oo ka ...
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta ku wajahan ...
Wararka Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ay ka heleyso Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaas maalintii labaad ...
Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa mar kale xirmay, kadib markii saacadaha lasoo dhaafay halkaas ay ka ...
Golaha Muslimiinta Faransiiska ayaa sheegay in dalkaas aanu dhibaato ku hayn dadka ku nool ee haysta diinta Islaamka, xilli uu ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo denbiyada culus ee shanta Gobo lee dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukunno dil iyo xarig isugu ...
Maxkamada Ciidamada ee degmada Luuq ee Gobolka Gedo ee Koonturta Soomaaliya ayaa xukun dil toogasho ah ku dilay Nin Shacab ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Nairobi dalka Kenya ayaa waxaa ...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in dhammaan shaqada dowladda Federaalka iyo kuwa Hay’addaha gaar ...
In Mogadishu on Tuesday, Mr. Adebayo Kareem, the newly appointed interim Special Representative of the Chairperson of the African Union...
The President of Somalia’s Galmudug State, Mr. Ahmed Abdi Kariye (commonly known as Qoorqoor), on Tuesday on Dhusamareb welcomed the...
In a formal ceremony held today at the Prime Minister’s Office, Prime Minister Hamza Abdi Barre presided over the official...
On Tuesday, Somalia’s Minister of Information, Culture and Tourism, Daud Aweis, welcomed Ms. Louise Haxthausen, the country representative of the...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.