Warar soo baxaya ayaa sheegay in Xabsiga lahgasii daayay mid ka mid raggii u xukunaa kiiskii dilka iyo kufsiga ahaa ee magaalada Gaalkacyo loogu geystay Caa’isha Ilyaas Aadan oo aheyd gabar yar oo 12-sano jir ah.
Ilo lagu kalsoonana karo ayaa Warbaahinta u sheegay in C/salaam Cabdiraxmaan Warsame oo kamid ahaa saddexdii nin ee loo xukmay Kiiskii Caa’isha Ilyaas oo laba kamid ah lagu fuiyay xukunkii dilka ahaa lagasii daayay Xabsiga kadib markii qoysku ay ka heshiyeen.
Kulamo kala duwan oo ka dhacay deegaano ka tirsan Puntland ayaa la sheegay in qoyska dhalay gabadha ay ku qanceen sida la sheegay in ay qaatan meg lanasii daayo C/salaam Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa raggii loo xukumay kiiskaan.
Qoyska Caa’isha Ilyaas ayaa la sheegay in lagula heshiiyay in lasiiyo 75 neef oo geela ah una dhiganta $25, 000 oo Dollar hase’ahaatee haatan si hormaris ah loo