Dalka India waxaa xalay ku geriyooday Cabdiraxmaan Tanyanle oo ka mid ahaa Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland.
Maalmahaan ayuu ku sugna dalkaasi India, waxaana la sheegay in ay halkaasi la joogeyn qaar ka mid ah Qoyskiisa.
Cabdiraxmaan Tanyanle ayaa ka mid ahaa Xildhibaanada Maamulka Soomaaliland waxaana sidoo kale uu dhawan u tartamay Gudoonka Golaha Wakiilada Soomaaliland wallow xilkas uu kaga guulestay Baashe Maxamed Faarax