Waxa sare u kac ku yimid qiimihii la iibin jiray Xoolaha gaar ahaan ariga iyada oo berrito  tahay maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa.
Suuqyada Xoolaha lagu iibiyo ee Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii ugu dambeeyey ka jiray mashquul badan maadaam dadka awooda ay xoolo qashaan maalmaha 10aad, 11aad, 12aad iyo 13aad ee Bisha Arafo.
Wariyaheena C/naasir Yuusf Socdaal ayaa booqday Suuqa Xarka-dheere ee Degmada Kaaraan warbixintanna ka diyaariyey.
Halkan ka dhageyso.