Shalay waxaa ku dhawaaqay in uu iska casilay Xubinimadii Guddiga taakuleynta Ciidamada Qalabka sida oo uu horay u Magacaabay ee Maxamed Yuusuf Tigey.
Maanta ayaa waxa uu markale uu falkaasi ka laabtay kadib markii sida uu sheegay uu la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya.
War qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook ayaa waxa uu sheegay in Saddex arrimood uu uu ka cabanayay la xaliyay.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka uu soo dhigay Facebook oo dhamestiran.