Jimcihii aan soo dhaafnay xili habeen ah ayaa Koox dhalinyaro ah waxa ay dhagxaan ku weerareen Guri uu Hargeysa ka degan yahay Musharraxa Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirroâ€waxaana hadda la sheegayaa in la ogaaday Cidda ka dambeysay weerarkaas.
Warabahinada kala duwan ee ka howlgalla deegaanada kala duwan ee  Maamulka Soomaaliland ayaa baahinayay dad ay sheegeen in y masuul ka ahaayeen weerarkaas oo 10 ka koobnaa sided ka mid ah Magacyadooda.
Hadaba Hoos Ka Akhriso Sideed ka mid ah dadka la sheegay in ay weerarka guriga cirro ka dambeeyeen.
1) Subeer Cabdilaahi
2) Maxamed Dharro
3) Hodan Cabdilaahi Aw-geesh
4) Iid Shaqale
5) Barkhad Batuun
6) Cabdi-majiid
7) Axmed nuur
8) iyo Nin Magaciisa lagu soo gaabiyay Xasan