Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay weerarka maanta lala beegsaday Hotel Dusit ee magaalada Nairobi,
Madaxweynaha Galmudug ayaa hotelka waxa uu shil kula lahaa Hay’adda SSF oo ay kawada hadlayeen sidii loo hormarin lahaa Galmudug ayaa waxaa mar qur ah Afaafka hore ee Hotelka ka dhacay Qarax iyo is rasaaseen
Wafdiga uu hogaaminayay Madaxweynaha ayaa ka badbaaday weeraradii lala beegsaday waxaana goobtaa ka saaray Ciidamada amaanka ee Kenya.
Wararka kusoo kordha kala socda Radiodalsan.com.