Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabaeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii qaaday Wasiiru-dowlihii Kallumiyesiga Kheyraadka iyo bada Hirshabeelle, iyadoo mid Cusub la Magacaabay.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa Wasiiru-dowlaha Kallumiyesiga Kheyraadka iyo bada Shabeelle loogu nagacaabay Axmed Cabdi Cali, kaasi oo bedelaya Mas’uulkii ee xilkaas haayay.
Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.