Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 21 ee 30ka March 2022 kuna saabsan dhismaha Maxkamadda Sare ee Puntland.
Madaxweynaha Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 90-aad
Marku arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo aragnimadooda   shaqo.
Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo in la dhiso Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland.
Markuu la tashtay : Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland
Wuxuu Xeeriyey:
Magacaabid
1- Waxaa Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran) loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Puntland
2- Waxaa Nuur Ciiise Maxamed loo magacaabay Guddoomiyah Kuxigeenka Maxkamadda Sare  Puntland
3- Waxaa Axmed-haadi Aadan Yuusf loo magacaabay Garsoore Maxkamadda Sare Puntland
4- Waxaa Cabdiqani Diiriye Cawl loo magacaabay Garsoore Maxkamadda Sare Puntland
5- Waxaa Cabdinaasir Cabdullaahi Cali loo magacaabay Garsoore Maxkamadda Sare Puntlan
Waxaa kale oo la magacaabay
- Keydka
1- Maxamuud Aadan Cabdulle Xubin
2- Cabdishaafi Axmed Cali Xubin
3- Xubno Guddi
1- Daahir Maxamed Nuur
2- Xasan Cabdi Cilmi