Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Gobleedka Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa lagu magacaabay laamaha Garsoorka iyo Maxkamadaha Koonfur Galbeed.
Lafta-gareen ayaa magacaabay Mas’uuliyiinta Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed iyo Maxkamadaha sida Maxkamadda Rafcaan Gobolka Baay,Maxkamadda Gobolka Baay,Maxkamadda Magaalada Bydhabo.
Wareegtada ayaa sidoo kale waxaaa lagu magacaabay Mas’uuliyiinta Xeer-ilaalinta guud ee dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya,waxaana xeerka Magacaabista uu dhaqan galayaa markii uu saxiixo Madaxweyne Lafta-gareen,waxaana uu saxiixay.
Hoos ka Akhriso Magacyada Mas’uuliyiinta la magacaabay.