Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Farmaajo, ayaa u magacaabay Gen. Jaamac Maxamed Qaalib iyo Sheekh Nuur Baaruud Gurxan,inay madax u noqdaan gudigga taakuleynta Ciidamada qaranka.
Gen. Jaamac Maxamed Qaalib…ayaa waxaa loo magacaabay Gudoomiyaha Guddiga halka Sheekh Nuur Baaruud  loo magacaabay gudoomiye ku xieegnka Guddigaas.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale gudigga hadiyad ahaan u siiyay kitaabka quraanka kariimka ah,wuxuuna kula dardaarmay inay dar ilaahay u gutaan masuuliyadda qaran ee loo magacaabay.
Madaxweynuhu wuxuu ku baaqay in soomaali isku tashato oo yeelato ciidamo difaaca dhulka,cirka iyo Badda.