Madaxweyne Yoweri Museveni oo ay Ciiddamo ka joogaan Somalia waxa uu si kulul u cambaareeyey qaraxasi, oo ay ku geeriyoodeen in ka badan 300 oo qof.
“Uganda waxay si kulul u cambaaraynaysaa weerarkii waxuushnimada ee ka dhacay Muqdisho, kaasi oo galaaftay nolosha boqolaal qof†ayuu yiri Madaxweyne Museveni.
Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayaa waxa uu Tacsi u diray Qoysaska ay dadka kaga geeriyoodeen Qaraxaasi.
Dhinaca kale, Uganda waxaa Somalia ka jooga Kumanaan Askari Ugandese oo qeyb ka ah Hawlgalka AMISO