Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dhawaan ku wajahan Puntland waxaa hada Bilowday diyaar garoow ku aadan soo dhawaynta Madaxweynaha Soomaaliya .
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Gaas ayaa waxa uu magacaabay Guddiga loo xilsaaray soo dhawaynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ku soo wajahan Puntland si uu so Booqdo Hormarka  Puntland ay ku tilaabsatay mudii  18 sano ay jirtay Puntland .
Magcaabida Gudidaas ayaa waxaa lugu sheegay shirkii Golaha Wasiirada  Puntland uu shir gudoominayay Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas.
Madaxwyen Faramajo ayaa horay u tegay Magaalooyinka Cadaado iyo Kismaayo,waxan la filaaya in Maalmaha soo socda uu booqasho ku tago deegaanada uu ka arimiyo Maamul Goboleedka puntland