Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-79 Oktoobar 2019 ku magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.
Madaxweynaha Puntland
Markuu arkay:- Dastuurka Puntland
Markuu arkay:Â Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo
Wuxuu Xeeriyey
1.Waxaa G/Dhexe Muumin Cabdi Shire loo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.
Dhinaca kale Madaxweyne Saciid Deni ayaa Magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sanaag.
G/Dhexe Bashiir Cali Maxamed ayaa loo magacaabay inuu noqodo Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Sanaag
Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.