Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Alsiisii ayaa waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u soo diray Dowladda Federallka iyo Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 55-guuraddii Xorriyadda ee dalka Somalia.
Xoghayaha Madaxtooyadda ee dalka Masar, Maxamed Najam ayaa la sheegay inuu Safaaradda Somalia ku leedahay magaalladda Qaahira u gudbiyey Dhambaalka Hambalyadda ee Madaxweyne C/fataah Alsiisii u soo diray Dowladda Federalka iyo Shacabka Soomaaliyeed.
Xigasho:-Â el-balad