Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa si KMG,ah Maant u Magacabay qofkii noqon lahaa Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaraha Jubbaland oo geeriyooday.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha jubbaland ayaa waxaa xilkaas si KMG, ah loogu Magacabaay Xildhibaan Cabdi Waxiid Axmed Yare kaas oo bedelaya Allah u Naxariistee Maxamed Maxamuud Yuusuf Aw libaax ,Wasiirkii hore ee Dhalinyarda iyo Ciyaaraha Jubbaland kaas oo ku geeriyooday qaraxii Ismiidaaminta  ahaa ee ka dhacay Saldhiga degmada Waaberi 22 Bishii Jun Sanadkaan 2017.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista