Xalay waxaa Xarunta Dowladda hoose ka dhacday Munaasabad loogu dabaal degayay Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaaliyeed ee SYL oo ku beegan 15 Bisha May.
Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxdqa ugu sareysa dalka oo uu kamid yahay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo).
Hadaba Akhristayasha Radiodalsan.com waxaan usoo gudbineynaa Sawirada Munaasabadii xalay lagu qabtay Xarunta dowladda Hoose ee Xamar.
Hoos Ka Daawo Sawirada