Xaflad lagu mamuusaayo xuska 1-da luulyo ee maalimta xoriyadda ayaa si habsami leh ugu dhacaday Xarunta Tiyaatarka ee Magaalada Muqdisho.
Xafladaan waxaa ka qeybgalay Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/lahi Farmaajo,R/wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo qaaar ka mi9d ah Golahahiisa Wasiirada, xubno ka socda labada gole ee baarlamaanka.
idoo kale Munaasabadda oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimaya ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiinta ugu sarreysa Gobolkani Banaaadir, oo uu qayb ka ahaa Duqa Muqdisho Cumar Maxmed Maxamuud (Cumar Filish).
Sidoo kale Munaaaabdda waxaa ka qayb galay, ururada bulshada iyo marti sharaf kale.