Wararka aan ka heleyno Magaaalda Baladweyne ee Xarunta gobolka hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in xilalkii laga qaaday masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan.
Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka hiiraan ayaa lo magacaabay Cumar aadan deqoow cumar baadiyoow oo horay u ahaa duqii dagmada Baladweyne
Sidoo kale Wareegtada kas oo bvaxday Xafiiska madaxweynaha hir-Shabeelle xilkii looga qaaday gudoomiye ku xigeenkii dhanka amniga iyo Siyaasada Maamulka gobolka hiiraan Axmed Inji iyo qaar kale oo xubnaha Maamulka ka mid ah.
Magacaabista Iyo Xilka qaadista Gudoomiyahan cusub ayaa ku so beegmeyso xili dhawan gudoomiye ku xigeenka dhanka Arimaha bulshada uu sheegay in in jahwareer uu ka taagan yahay qaadista Canshuuraha gobolka Hiiraan.