xili maanta kulan ay wada qaateen xubnaha gudiga abaaraha maamulka Koonfurgalbeed iyo ku simaha madaxweynaha maamulkaas Maxamed Xassan Fiqi ahna wasiirka Beeraha ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii xanibaada looga qaadi lahaa gudiga abaaraha si ay kaalmo u gaarsiiyaan dadka dhibaateesan.
ku simaha madaxweynaha Maxamed Xassan Fiqi  ayaana ku dhawaaqay in lafasaxay lacagihii horay looga xayiray gudigaaas.
gudiga abaaraha maamulka Koonfurgalbeed ayaa waxaa dhawaan lagu eedeeyay in musuq-maasuqeen lacagaha loogu talagalay dadka aya abaarta saameesay taa oo keentay in lacago badan laga xanibo.
halkan hoose ka dhageyso codka