Axmed C/laahi ciise oo kamid ah saraakiisha maamulka Jubbland oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa inuu kaligiis ku qarxay goob banaan oo ka tirsan xaafada Calanley ee magalada Kismaayo
Halkan hoose ka dhageyso codka