Dhawaan waxaa heshiis hordhac ah laga gaaray Beelo Walaal ah oo ku dagaalmay deegaanka Baanyaaleey ee Gobolka Hiiraan kadib dagaal Maalmo halkaasi ka socday,waxana heshiiskaas ka hadlay Maamulka hir-Shabeelle.
Wasiirka Arimaha  Gudaha  Maamulka  Hirshabeelle  Maxamad Cali Caadle  ayaa  Sheegay inay  Xabad Joojin Kala  Dhex  Dhigeen  Dhinacyadii  Beelaahii Ku Dagaalamay Deegaano  Hoostaga Degmada Matabaan  Ee Gobolka Hiiraan waxaana uu Intaa Ku daray    in   ay Ciidamo Kala Dhexdhigeen  beelahii Ku Dagaalamay Deegaanadaasi .
Meel  Wanaagsana ay Noo Maraysaa    dadaalada Dib Uhishiisiineed Ee aan Ka Dhax Wadno  Beelahii dagaalamay  Waxaana   Si Horudhac ah  u la   Kulanay Waxgaradka iyo odayaasha Dhinacayda Xisadu  Dhex  Martay ayuu yiri Wasiirk.