War-Saxaafdeed ka soo baxay Xfiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu cadeeyay mowqifka Hir-Shabeelle ay ka taagan tahay khilaafka Siyaasadeed ee ka jira deegaanada Galmudug.
Sidoo kale War-Saxaafdeedka ayaa lagu beeniyay  Warsaxafadeed maanta lagu sheegay maamul goboledyada in ay Ka soo horjeedaan Xilka qaadista madaxweyne Xaaf iyo in Dowlada Soomaaliya ay bur burineyso maamulada Dalka ka jira oo ku dhisan nidaamka Federaalka.
Hoos Ka khriso War-Saxaafadeedka ka soo baxay Madaxweynaha Hir-Shabeelle