Waxaa wali si habsami leh Magaalada muqdisho gaar ahaan Mowlaca Macalin Nuur, waxaana shirka maanta lagu casuumay mas’uuliyiin kala duwan oo la filayo in ay qudbado ka jeediyaan shirka.
Madaxda Maanta lagu marti qaaday ee hadal jeedinta la siin doono waxaa ka mid ah madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafta gareen.
Shirka waxaa khudbado ka jeediyay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta lagu casuumay maanta. Waxaana sidoo kale wali hadal jeedin lasiin doonaa qaar kale.
Shirka ayaa waxaa ku sugan qaar ka mid ah madaxdii dalka Soomaray, waxaana ka mid ah xasan Sheekh Maxamuud iyo Cali Mahdi Maxamed.