Doorashadii guud ee dalka south-korea ka socotay ayaa waxaa ku soo baxay Mr Moon jae-in, dhawaaq iyo sacab ayaana lagu soo dhaweeyey , Mr moonΓΒ oo ku soo baxay codad dhan 41-tan 100% codadkii la dhiibtay.
Hadal kooban uu meesha ka jeediyey wuxuu u hambalyeeyey xisbigiisa, wuxuuna sheegay inuu meesha ka saari doono musuq-maasuqa, isla markaana cadaalada uu ku dhaqi doono dalkaasi.
Madaxweynaha cusub ayaa balanqaadyo kala duwan sameeyay wuxuuna ku cel-celiyey inuu saaxiib dhow ka dhigan doono wadan waliba uu u arko in wadankiisa t,waxaana intaasi uu ku darayΓΒ in xiriirkii dowladaha uu soo celin doono sida Waqooyiga korea Shiinaha iyo Mareykanka.
madaxeynaha cusub ayaa ah 64 jir, kuna dhashayΓΒ Geoje uu ah ΓΒ Jasiirad yar oo dhanka xeebta ka xigta souh-korea.
Ninkaan ayaana yaraantiisii dhib wax ku soo bartay sanadkii 1970 ayuuna jaamacad ka baxay, wuxuUna bartay sharciga.
Ugu danbeyn Moon ayaA looga fadhiyaa in musuqa uu meesha ka saaro, sidookalana waxaa laga filayaa in dhaqaalaha wadankaasi uu mar kale uu dib u soo celiyo.