Guddiga maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa qabtay Tartanka kursiga sumadiisa ay tahay Hop#193 oo ay ku tartameen musharaxiinta kala ah:
1-Musharax Xildhibaan mudane, Cabdulaahi Aadan Axmed (Black) iyo
- Musharax Xildhibaan mudane, Cabdiqaadir Maxamed Cali (Baashi)
Mudane Cabdulaahi Aadan Black
ayaa helay codad dhan 66 cod, halka musharaxii la tartamayey Cabdiqaadir Maxamed Cali Baashi uu helay 31 cod.
Codadka xumaaday waa 3 cod
Natiijada hordhaca ah waxaa kuso baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#193 Xildhibaan Cabdilaahi Aadan Axmed (Black)