• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, January 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Kuraasti horey loo laalay oo maanta doorashadooda ka dhaceysa Baydhaba ,Muqdisho, iyo Kismaayo

Bilan Media by Bilan Media
February 2, 2017
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

 

Gudiga doorashada heer aran ayaa bartooda Twitter –ka soo dhigay in 5-ta kursi ee horay loo laalay ay doorashadooda ka  dhacdayso maanta magaalooyinka Muqdisho , Kismaayo iyo Baydhaba.

 

Kuraastan oo ahaa kuwii doorashadooda muranka ka dhashay ayaa waxaa horay go’aan uga gaaray in dib loogu noqday Madasha Wada-tashiga Qaran, waxayna ka soo reebeen 5-ta kursi illaa 11 kursi oo horay uu u diiday Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka iyo Guddiga doorashada dadban.

 

Kadib kulan ay Guddiga doorashooyinka shalay kula yeesheen Baydhabo iyo Kismaayo, odayaasha dhaqanka ee kuraasta beelaha la laalay, waxayna kala hadleen in doorashada ay u dhacdo qaab hufan oo xor iyo xalaal ah.

 

Kismaayo waxaa ka dhaceysa Doorashada Kursiga Beesha Gaaljecel/Doqondiide  waxaana ku tartamaya Wasiirka Batroolka Maxamed Mukhtaar oo horay Guddigii doorashada ee Jubbaland uga joojiyay Tartanka iyo ninkii kursigan horay ugu guuleystay oo lagu magacaabo C/llaahi Maxamed Aadan Shaacir.

 

Kursiga labaad ee doorashadiisa ka dhaceyso Baydhabo ayaa waxaa ku tartamaya illaa saddex musharax oo ay mid tahay haweeneey lagu maagcaabo Xalima Maxamed Cabdi, Sheekh Shaacir  Maxamed iyo Mukhtar Hassan Yarow.

 

Muqdisho waxaa yaala  kursiga horay loo laalay ee uu ku soo baxay C/qaadir Gaafow oo la dhashay Taliyaha NISA C/llaahi Gaafow , waxaana kursigan doorashadiisa laga soo wareejiyay degmada Cadaado, waxaa ku loolamaya illaa saddex Musharax oo uu ku jiro C/qaadir Gaafow Maxamuud.

 

Shalay ayaa  magaalada Garowe waxaa lagu doortay doorashada kursi Beesha Ugaar oo mar kale dib loogu doortay Cabdi Maxamuud Maxamed.

 

Si kastaba 5-tii kursi ee horay loo laalay  ayaa waxaa ka dhiman hal kursi oo aan doorashadiisa wali lagu dhawaaqin, waana kursigii qalalaasaha ka dhashay ee doorashadiisa ka dhacday magaalada Jowhar, gaar ahaan Kursigii beesha Jidle ee uu ku soo baxay Wasiirkii Dhalinyarada Maxamed Xasan Nuux, kaasoo la qaadacay.

Previous Post

Doodihii Musharaxiinta Madaxweynaha ee horey loo hakiyey oo dib loo bilaabayo.

Next Post

weerarkii ay Alshabaab xalay ku qaadeen Mandera oo lagu dilay Askar Kenyan ah.

Next Post

weerarkii ay Alshabaab xalay ku qaadeen Mandera oo lagu dilay Askar Kenyan ah.

ADVERTISEMENT
Dagaal mar kale dhex-maray ciidamada Puntland, iyo Daacish

Dagaal mar kale dhex-maray ciidamada Puntland, iyo Daacish

by Dalsan Editor
January 13, 2025
0

Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaal xooggan u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ururka Daacish ay ku dileen in ka badan...

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq

by Dalsan Editor
January 13, 2025
0

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga,...

UN Agencies and SoDMA Collaborate for Improved Disaster Management in Somalia

UN Agencies and SoDMA Collaborate for Improved Disaster Management in Somalia

by Dalsan Editor
January 13, 2025
0

A pivotal meeting aimed at advancing humanitarian efforts in Somalia took place recently, co-chaired by Commissioner Mahamuud Moallim and Deputy...

Somalia Offers $30,000 Reward for Information Leading to Capture of Al-Shabaab Bomb Expert

Somalia Offers $30,000 Reward for Information Leading to Capture of Al-Shabaab Bomb Expert

by Dalsan Editor
January 13, 2025
0

The National Intelligence and Security Agency (NISA) of Somalia has announced a reward of $30,000 for information leading to the...

Dagaal mar kale dhex-maray ciidamada Puntland, iyo Daacish
Warar

Dagaal mar kale dhex-maray ciidamada Puntland, iyo Daacish

January 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq
Warar

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq

January 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
UN Agencies and SoDMA Collaborate for Improved Disaster Management in Somalia
English News

UN Agencies and SoDMA Collaborate for Improved Disaster Management in Somalia

January 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Offers $30,000 Reward for Information Leading to Capture of Al-Shabaab Bomb Expert
English News

Somalia Offers $30,000 Reward for Information Leading to Capture of Al-Shabaab Bomb Expert

January 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Hassan Sheikh Mohamud Concludes Official Visit to Addis Ababa, Strengthening Bilateral Relations with Ethiopia
English News

President Hassan Sheikh Mohamud Concludes Official Visit to Addis Ababa, Strengthening Bilateral Relations with Ethiopia

January 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somaliland Minister of Justice Meets with UN Agencies to Discuss Justice Sector Reforms and 100-Day Plan
English News

Somaliland Minister of Justice Meets with UN Agencies to Discuss Justice Sector Reforms and 100-Day Plan

January 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • BLOGS
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Caweyska
  • Dhaqaalaha
  • Diini
  • Dooda Jimcaha
  • Editorial
  • Elections 2016
  • English News
  • Featured
  • Features
  • Madasha Barbaarta
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Somali News
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • wax soo saarka Dalka
  • Waxbarashada & Dhalinyarada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA
  • zahra

Recent Posts

  • Dagaal mar kale dhex-maray ciidamada Puntland, iyo Daacish
  • Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq
  • UN Agencies and SoDMA Collaborate for Improved Disaster Management in Somalia
  • Somalia Offers $30,000 Reward for Information Leading to Capture of Al-Shabaab Bomb Expert

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00