Kulankii Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka fedraalka Soomaaliya ayaa furmay iyaga oo ka doodaya miisaaniyadda dowladda ee 2020 oo ay marinayaan Akhrinta 3-aad.
Guddoonka golaha aqalka sare iyo golaha shacabka ayaa si wadajir u guddoominaya kulanka oo goordhaweyd furmay,iyada oo ajanduhu yahay akhrinta 3-aad ee miisaaniyadda dowladda ee 2020.
Kulankoodii ugu ambeeyay ee Shalay oo Isniin aheyd ay ku yeesheen xildhibaanada labada Aqal xarunta Villa Hargaysa ayay aad waxa ay uga oodeen Miisaaniyada dowladda ee 2020.