wararka aan ka heleeno magalada Baladweyn ee gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in caawa  xafada Howlwadaag lagu dilay nabadoon si weyn looga yaqaano gobolka Hiiraan.
nabadoonka ladilay ayaa lagu magacaabi jiray mustaf maxamed dhicisoow waxaana la sheegayaa in kooxda dilka geesatay ee gobolka ka baxsadeen.
Allaha u’naxariisto nabadoon mustaf maxamed dhicisoow ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in uu kamid ahaa ergadii wax ku soo dooratay magalada Jowhar