wararka aan ka heleeno gobolka Bari ayaa waxa ay xaqiijinayaan in koox ka tirsan Daacish ay la wareegeen deegaan lagu magacaabo Saan oo hoostaga dagmada Qandala ee gobolka Bari.
inta ee san deegaankaa gaarin kooxdaas ayaa la sheegayaa in dagaal adag halkaasi ay kula galeen ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puantland.
lama oga ilaa iyo hada qasaaraha ka dhashay dagalkaas, inkastoow la xaqiijiyay in kooxda daacish si buuxda ay ula wareegeen deegaanka Saan oo hoostaga Qandala.