Kooxdaasi oo isku magacowday Hay’adda Guud ee Arrimaha Maxaabiista ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin inay Maydadka Duulliyayaasha Raashiya ee ay hayaan ku bedeshaan Maxaabiista Kooxdood ee ku xiran Xabsiyadda Dowladda Syria iyo kuwa Ururka Xisbullaahi Lubnaan.
Dowladda Raashiya weli kama hadlin Baaqaasi oo ku soo aaday iyadoo ay Falaaagadu gacanta ku hayaan maydadkii 5 Duuliye oo Raashiyaan ah oo  ku aadan in shantii Duuliye ee la socday Diyaaradii  Helikoptarka ee dhawaan lagu soo riday duleedka Aleepo.
©Radio Dalsan