Kooxo hubeysan ayaa xalay weeraray Hotel uu Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer uu ka degan yahay Madaxweynaha Maamulka la Magac baxay Khaatuma Cali Khaliif Galeyr.
Kooxaha ayaa marka hore jebiyay Albaabka hore ee laga galo Hotelka iyaga oo intaasi kadib Gudha u galay isla markaana qaatay garigiisa oo ahaa niica Soomaalidu u taqaano leyla Calaawi.
Raggaan xalay weeraray hotelka uu deganaa Cali Khaliif ayaa la sheegay in ay ahaayeen ciidamo ka tirsan isla maamulkiisa Khaatuma kuwaas oo ka cabanayay Mushaar la’aan sida ay sheegeen qaar ka mid ah Bulshada Buuhoodle.
Weerarkan ayaa ku soo aadaya xili hotelkas ay shalay ku shireen Guddiga wadahadalada lala gelaayo Soomaaliland u qaabilsan Khaatuma