Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay 160,000 oo Dollar dui-dhigtay si loo soo xiro  8 qof oo lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Alshabaab, kuwaasi oo la sheegay in la rumeysan yahay inay ka hawlgalaan gudaha Kenya, waa sida ay hadalka u dhigeen.
Boliska waxay sheegeen in xubnahaasi uu ka mid yahay Hoggaamiyaha Alshabaabka ka soo jeeda Kenya oo ay magaciisa ku sheegeen Axmed Iimaan Cali “Abu Ziniraâ€, kaasi oo Dagaalyahano badan ku haysta Dhulka Kaymaha ee Boni Forset.