Warar ay Dlsan heleyso ayaa sheegaya in Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib oo iska casilay Guddoomiyaha Sanduuqa Taakuleynta Ciidamada oo xalay loo magacaabay.
Jeneraal Qaalib aya warqadiisa is casilaada u gudbiyey madaweyne Farmajo waxuuna ka cadur daartay inuu hawsha wado sida an warka ku heleyno.
Is casilaadiisa aya imaaneysa xii xalay lagu wareejiyey xilkaas.
Isku day aan kula xiriirnay jeneralka wu ka gaabsaday inu faahfaahiyo sababaha is casilaadiisa