Maaanta ayaa la filayaa in aas_Qaran Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya loogu sameeyo Allaha u Naxariistee ΓΒ Janaraal Badmaceeye oo kuΓΒ Geeriyooday Dalka Dibadiisa.
Marxuumka ayaa Salaada janaasada waxaa ΓΒ Lagula ΓΒ Dukan doonaa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Waxaana Ka ΓΒ Qeybgalaya Salaada Janaasada Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo.
Sidoo kale Aaska waxaa goobjoog ka noqon doona Xildhibaano Wasiiro iyo ehelada Marxuumka