Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo isku-shaandheyn maanta ku sameeyey xubnaha Golihiisa Wasiirada,iyada oo la magacaabay Xilalka Wasiiro banaanaa.
Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta Sare waxaa loo Magacaabay Xildhibaan Cabdullaahi goodax Barre
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ayaa waxaa loo Magacabay Sheekh Nuur Maxamed Xasan
Xuseen Sheekh Maxamuud Xuseen Wasiirka Xanaanada Xoolaha
Wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda Cabdullaahi Bidhaan Warsame
Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ayaa waxaa loo Magacaabay C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi.
Shawaqar Ibraahim Cabdalla Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha.
Ugu dambeyn dhammaan mas’uuliyiintaan la Magacaabay ayaa waxaa la faray in si deg deg ah ay xilkooda la wareegay.
Goordhow la socda Codadka Magacaabista golaha Wasiirada.