Dhawaqa Rasaas Xooggan aaya Caawa laga maqlayaa Degmada Boodheere Gaar ahaan Taalada Daljirka, oo ay ku sugan yihiin Ciidan ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana la is dhaafsaday rasaas si weyn dhawaqeeda looga maqlay xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Boondheer iyo degmooyin kale.
Ilaa hadda lama oga Cidda ay u dhaxayso israsaaasayntaasi, waxaana hakad galay isku socodka guud ee waddooyinka soo gala Daljirka.
Wixii kusoo kordha Kala soco Radio Dalsan Â