Maxkamadda Calaamiga ee Dembiyadda Dagaalka ee ICC Â ee magaalladda The Hague ee dalka Holland waxaa la filayaa in maanta la soo taago Hoggaamiye Kooxeed lagu magacaabo Bosko Nataganda, kaasi oo loo haysto Dembiyo ka dhan ah Xuquuqda Aadanaha.
Â
Hoggaamiye-kooxeedkaasi hore waxaa lagu eedeynayaa inuu Ku-xigeen u ahaa  Maleeshiyo horey Gobalka Ituuri ee dalkaasi ka geysatay Kufsi, dilal iyo carruurta oo ay dagaal-gelin jireen.
Â
Eedeysanaha oo 45 jir ah waxay dacwadiisa ka bilaabantay Maxkamadda ICC 9 sanno ka hor, kadib, markii ay Maxkamaddu amartay in la soo xiro sannadkii 2006-dii.
Â
Maxkamaddu waxay la xiriireen in ka badan 2,000 oo Dhibanayaal u ah Hoggaamiye-kooxeedkaasi oo sannadkii 2013-kii isku dhiibay Safaaradda Maraykanka ku leedahay caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali.
Â
Â