Madaxweynaha dalkaasi, Kalaus Johanis ayaa u magacaabay Sevil Shahaydeh inay qabato Xilkaasi.
Haweeneydaasi oo ka tirsan Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalkaasi ayaa la yaabtay magacaabisteeda, maadaama aysan caan ka ahayn dalkaasi.
Haweeneydaasi oo 52 jir ah waxay muddo 6 bilood mar soo noqotay Wasiirka Horumarinta Gobaleedka sannadkii hore, balse waxay haatan tahay Sarkaal ka tirsan Wasaaradaasi.
 ©Radio Dalsan